|
Title: www.warkii.com View count: 329 Rating: 0 (0 ratings) Description: Madaxweyne Shariif oo maanta u ambabaxay dalkaasi Uganda iyo diyaaraddiisii oo duqeymo culus ka badbaaday. Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Somaliya ayaa saaka safar kaga dhoofay garoonka diyaaradaha Muqdisho xilli ay ku socdeen duqeymo hoobiyeyaal Tags: warkii31, Author: universaltvuk |